26th July 2024  admin  Category :

Xaaladda Laascaanood oo iska hor-imaad kooban uu ka dhacay maanta

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa lagu warramayaa inay dagan tahay inkastoo goor hore oo saaka ah uu mar kale iska horimaad ka dhacay.

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda caafimaadka ee Laascaanood ayaa weriyahayaga Cabdikariim Olol uu ka waraystay Dr. Xasan Maxamuud Xuseen oo ah agaasimaha Isbitaalka Fayo ee Laascaanood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*