26th July 2024  admin  Category :

Beelaha Puntland qaar Diin ay soo jilaabteen ayeey wadaagaan, qaarna lacagaha laga helay qaramada midoobey ayaa Xoolo loogu gadaa

Magaalada Garduush ee degmada Xaafuun, waxa ku nool dad sabool ah oo ay u sii dheer tahay hayb sooca. Waxay ku urureen tuuladaas.

Bulshadan halkaas lagu go’doomiyey ee ku dhex nool beelaha Harti ayaan lahayn xoolo miyi iyo mid magaalo tooba , waxayna quutaan oo cunto u ah Qubada badda ku jirta.

Beelaha kale ee reer Puntland, sanad walba qaarkood waxa loo qaybiyaa xoolo ay lacagtooda bixiyaan hay’ado ka mid ah deq bixiyaasha. Waa denbi iyo Isir kala sooc in bulshada reer Puntland qaar ka mid ah xoolo loo qaybiyo qaarna ay wadaagaan hal Diin ah oo maalintaa la soo jilaabatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*