31st January 2023  admin  Category :

Xubno katirsan golaha Wasiirada dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso kaga qaybgalay kulan looga arrinsanayey xaaladda ammaanka ee gobolka Bari.

Kulanka oo ka qaybsoomay xarunta gobolka ee magaalada Boosaaso waxaa ka qeyb galay maamulka Gobolka , siihaya Gudoomiyaha Dagmadda, qaarkamid nabadoonada Gobolka, waxkarad ururadda Haweenka iyo Bulshada qaybaha heeda kala duwan.

Waxaa kulanka u jeedadiisu ahayd sidii laysaga kaashan lahaa sugidda ammaanka guud ee magalada Boosaaso.waxgaradkii ka soo qeyb galay kulanka ayaa soo dhaweyay shirka looga hadlay amniga waxayna balan qeedeen in ay door weyn ka qaadan doonaan amniga Magaalada Boosaaso.


Xubno ka tirsan golaha xukuumadda Dawladda Puntland, maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka ayaa kulan ay yeesheen kaga xadlay arrimaha amaanka iyo sidii looga wada shaqan lahaa shacabiyo dawladba.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*