6th March 2026 admin Category :
Xildhibaano katirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, ayaa kormeer ku tagay Xaafadda Guryo-same oo laga dhisayo magaalada Boosaaso iyo Isbitaalka Al-marsuuq oo ay gacanta ku heyso Shirkadda Salaam Group.