16th April 2024  admin  Category :

Ninkii ay SNM iyo Cali Khaliif la doonayeen Ugaaska beesha Xasan Ugaas ee Dhulbahante oo aan caqliga badan lahayn,   ayaa isaga  oo beesha  Isaaq soo hubeeyeen  ciidan la  soo galay magaalada Boocame. Hoos ka dawo maleeshiyaadka Cabdirashiid la soo siiyey oo u xoog sheeganaya reer Boocame  , halka meel aan ka fogayn Boocame ay ku  sugan yihiin  Wiilaal ka kal yimid Galdogob iyo Balanbale oo doonaya  inay alshabaab ka saaraan Laascaamood

Ugaaska Xalaasha ah oo Soomaali oo dhami ka soo qayb galeen caleemo saarkiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*