26th July 2024  admin  Category :

Qoys ka mid ah Qaxootiga dalka Syriya ee soo gaaray dalka Canada ayaa wiil u dhashay ugu magac daray R’aisawasaaraha dalka canada Justin Trudeau

Bil wax ka yar intii ay joogeen dalka Canada, ayaa qoys ka mid ah Qaxootiga ka soo cararay dagaalka Syriya waxa u dhashay Wiil— waxayna ugu magac dareen Raisawasaaraha dalka Canada Justin Trudeau.

Baby Justin

Trudeau Arctic 20170210
Hussam Eddin Alahmad iyo qoyskiisa, oo ay ka mid tahay xaaskiisa Sherin, gabadhiisa labo jirka ah Ezdihar iyo wiilka u dhashay Justin, waxay degan yihiin huteel ku yaal Xaafadda North yorka ee magaalada Toronto ilaa maalintii ay Canada yimaadeen oo ahayd Jan. 8
“Halka waxaan ka helnay baniaadanimada dadka oo dhan ah, halkan raali looga yahay oo lagu soo dhaweeyaan dhaqamada kala duwan oo dhan oo dhan”, sidaa waxa yiri Axmed oo ku sugan Huteelkiisa

Raisawsaaraha dalka canada oo soo dhoweenaya qaxooyiga Syriya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*