27th July 2024  admin  Category :

Wiilal ka tagay magaalada Hargeeysa oo sida la sheegay u raadsaday baasaboor magaalada Garoowe ayaa la afduubtay waa sida ay sheegeen waalidka dhalay wiilashaas.

Qolyaha wax afduubtay ayaa ku doodaya in qof ay qaraabo yihiin uu ku xirran yahay magaalada Burco oo ay tahay in loo soo daayo si ay iyaguna wiilasha u sii daayaan.

Jiritaanka arrintaas ayaan illaa iyo hadda la hubin, maamulka Puntlandna kama uusan hadlin arrintaas.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*