27th July 2024  admin  Category :

Waxaa  heer gebagebo ku dhow maraya dhismaha waddada isku xidha  Madaxtooyada iyo Wasaaradaha ku yaal Buurta duleedka Garoowe, waana waddo u dhisan hab casri ah.

Waddadu intaanay ku darsamin waddada kale ee Madaxtooyada waxay yeelata saddex farac oo Beero kala dhex mara oo saddex meelood oo isu dhow kaga darsama Jidka madaxtooyada.

Xaquuqada sawirada Jaamac Faarax

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*