27th July 2024  admin  Category :

Wiil jira kow iyo tobban sanno ayaa la damcay in la afduubto si kelyaha loogala baxo magaalada Muqdisho. Hase ahaatee, wiilka ayaa ka badbaaday isku daygaas waxaana soo gaaray dhaawacyo tooreey. Maalmahan magaalada Muqdisho waxaa ku soo batay arrimo isugu jira afduub, dil iyo welliba gubid la gubbayo gofkii oo nool.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*