26th July 2024  admin  Category :

Reerka uu ka dhashay wiilkii lagu gubey magaalada Muqdisho ayaa dalbanaya in loo dillo dadkii dilay walaalkood, waxeeyna sheegeen ineeysan u baahneen wax mag ah, balse waxa qanciyaa ay tahay qisaas. Waxaa jira siyaasiyiin iyo xildhibaano doonaya in la sii daayo dhagar qabayaashii dilka geeystay.

Hadda ka hor, ayaa waalidka dhalay Cabaas Siraaji, waxa ay dalbadeen in loo dillo dhagar qabihii dilay wiilkooda, balse looma fullin dalabkooda. Is weeydiinta waxeey tahay, goormaa caddaalad darrada taal Muqdisho wax laga qaban doonaa?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*