29th March 2024  admin  Category :

Maamulka SNM  ayaa jimcihii shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabtay shirka maalgashiga , waxaana ka qayb galay afar wasiir oo ka tagay magaalada Hargeysa.

Shirkan ayaa waxa u gooyey oo aan ka soo qayb gelin  xubno ka tirsan dawladda Kenya oo horey  Maamulka SNM  u  shaaciyeen  inay ka qayb geli doonaan.

Wasiirka ganacsiga Kenya Mr. Peter Munya ayaa hore loo sheegay inuu ka qayb galayo furitaanka shirkan. Laakiin Wasiir Munya iyo xildhibaano ka tirsan dawladda Kenya oo ay SNM ku riyoodeen  inay shirka ka qayb galayaan ayaa ka ka soo qayb gelin  shirkaas maalgashiga Somaliland.

Wasiirada ka socday maamulka SNM ayaa  kala ahaa Wasiirada arrimaha dibadda Yasiin Faratoon, ganacsiga Maxamed Xasan Sacad, Qorshaynta Cawaale Ibraahim Shirwac iyo macdanta Jaamac Maxamuud Cigaal. Markii danbe wasiiradaasi waxay isaga murqaan doonteen huteelkii ay ka deganaayeen Nairobi,

Ugu danbayntii intuu  wasiir Jamaal ahaa  wasiirka Qorshaynta Soomaaliya, SNM . Albaabo badan ayaa ka soo xirmay sida tan maanta dhacday oo kale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*