27th July 2024  admin  Category :

Jacaylkiisa ayuu doonayey inuu jidka aduunka  ugu caansan ee Time Square, New york ku waydiisto inay lamaanihiisa noqonayso, si taasi ay  u dhacdona waa in uu Kaatunka ay dhaqanka u leeyihiin farta u geliyaa. Markii  uu Kaatunkii la soo baxay ayaa Kaatunkii  waxuu  ku dhacay oo dhulka iyo meelaha biyuhu maraan.

Hadda Booliiska New Torka  ayaa ka daba tegay oo soo helay Kaatunkii oo  raadinaya Jacaylkii Qabyada ahaa

Image result for time square

Booliiska New york ayaa hadda sida BBCdu sheegtay  helay lamaankihii jacaylkoolku kala dhantaalmay markii ay Kaatunkii uu ka lumay

 

 

 

https://www.bbc.com/news/newsbeat-46418451

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*