26th July 2024  admin  Category :

Wax qabadkii Farmaajo Afartii sano ee uu xilka hayey, oo ay mudan tahay in la siiyo abaal marintii uu mutaystay

1. Dhiibidii Qalbi dhagax.

2. xasuuqii Baydhabo.

3. Dorashadii Jubaland oo loo adeegsaday XABASHI.

4. Abey Ahmed oo barlamaankiisa u sheegay in Farmajo 4 Dekedood u saxiixay.

5. Shan wiil iyo GABAR UUR leh oo guriga Abdirahman Abdishakuur lagu xasuuqay Kabahoodii lagu aasay.

6. Abdi Qaybdiid oo gurigisa werar lagu qaaday.

7. Dhakhaartiir lagu xasuuqay Balcad.

8. Diyaaradii siday mucaawinada oo cidanka xabashida oo aan ka mid ahayn cidanka UNISOM ku soo rideen Bardaale. 9.Heshiisyada Farmajo so galo oo aan barlamaanka la horgayn.

10. DorashadiiGalmudug oo dad badan lagu xasuuqay.

11. Farmajo dhaqan xumu ayuu dadkii baray sidaa CBB dadka ka caaya.

12. in uu dadkii somalyeed Reer Reer isugu diray. 13. Xoolihii umad loo isticmaalo musuq maasuq. fadlan wixii aad ku dari karto ku dar wax badan baa jira

13. Farmajo Waa nin ku caan baxay balan ka bax waa nin aan la aamini karin. tusaale shirkii Garowe ( XALAY DHALAY )

14. Farmajo Deeqihii Beesha Caalamku Sadaqada u bixiyeen ayuu u adeegsaday Burburinta Maamul goboleedada.

15- Barakacayaal loogu rido tel. $1 loona isticmaalo in ay mudaharaadan.

16. Godomiyaha Gobolka Banadir ayaa ayaada quraan ah u dalishaday in ladilo Musharaxiint

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*