26th July 2024  admin  Category :

Madaxwayne Deni: “Waxaan aad uga digaynaa in nidaam 4.5 ah oo dastuuri laga dhigaayo oo hay’ado sharci ah la marinaayo in ay dalkaan ka dhacaan. Mar iyo labo iyo saddex baan ka dignay, ma suuragal ahan hay’ado sharci dejin ah oo ku yimid nidaam 4.5 ah in ay ka taliyaan masiir kama dambays ah.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*