
16th June 2026 admin Category :
Hooyo Caasho Maxamed Gaas oo caddalad u raadinaysa wiilkeedii, oo ahaa caaqilkii dhowaan lagu dilay gobolka Sanaag.
Caasho maxamed gas , oo dhashay Caaqilkii Allah u naxariistee dhowaan lagu dilay gobolka Sanaag Caaqil cumar cabdulaahi ayaa fariin u dirtay maamulka Puntland







