29th March 2024  admin  Category :

  1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta –Majeerteen Wabeeneeye
  2. Cabdullaahi Siciid Caarshe- Wasiirka Maaliyada- Majeerteen Cusmaan Maxamuud
  3. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah- Majeerteen Cali Saleeban
  4. Cabdinaasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka- Majeerteen Ciise Maxamuud
  5. Maryan Axmed Cali- Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska, Majeerteen Siwaakhroon
  6. Cabdi Xirsi Qarjab- Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha Dhaqanka & Dalxiiska, Majeerteen Ciise Maxamuud
  7. Cabdiweli Xirsi Indho Guran- Wasiirka Gananacsiga & Warshadaha, Majeerteen Reer Bicidyahan
  8. Cabdilaahi Sh Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha- Majeerten Cusmaan Maxamuud
  9. Cali Cabdullaahi Warsame Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska Puntland Majeerteen Cumar Maxamuud
  10. Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dibu dhiska dalka & Horumarinta – Majeerteen Reer Maxamuud
  11. Cabdiraxmaan Sh Axmed Maxamed Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha,dhalinyarada & Ciyaaraha, Majeerteen Ugaarsaleebaan

Wasiiru dowlayaal

  1. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru dowlaha Xariirka Caalamiga ee Madaxtooyada- Majeerteen Daanweyne
  2. Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru dowlaha Caafimaadka, DIR, MUDUG
  3. Cabdiqani Geelle Maxamed- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada iyo garoomada, Awrtable
  4. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda, Majeerteen Cumar Maxamuud
  5. Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru dowlaha Amniga & DDR-ta, Majeerteen Cabdirixiin Saleebaaan
  6. Cabdifitax Nuur Akhsir- Wasiiru dowlaha Warfaafinta, Cabdi Koombe- Jambeel
  7. Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Maaliyadda, Majeerteen Cali Jibrahil
  8. Yaasiin Cabdi Seed- Wasiiru dowlaha Waxbarashada, Majeerteen Cumar Maxamuud

Wasiir Ku Xigeenada.

  1. Cabdullaahi Qoobdeer- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Majeerteen Ciise Maxamuud
  2.  ah, Majeerteen Cali Jibraahil
  3. Maxamed Cali Faarax- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada, Majeerteen, Amaanle
  4. Cabdirisaaq Nuur Cumar- Wasiir kuxigeenka Dekedaha iyo Gadiidka Badda, Majeerteen Cali Saleebaan
  5. Faa’iso Cali Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Horumarinta & Qoyska, Madhibaan Kuulbeer
  6. Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Majeerteen Cali Saleebaan
  7. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga
  8. Nuur Axmed Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha, Cabdiraxmaan Harti Kaski-qabe
  9. Siciido Xuseen Gees- Wasiir kuxigeenka Beeraha & Waraabka, Majeerteen Wadalmoge
  10. Maxamuud Ciise Maxamed- Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta & Daxliiska
  11. Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga, Majeerteen Ismaaciil Saleebaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*