26th July 2024  admin  Category :

Wasiiro ka tirsan Puntland oo booqday  Jidka Ceel Daahir  iyo Ceerigaabo

Wasiirka arimaha gudaha Puntland  Cabdulaahi Cali Xirsi,  Wasiirka Amniga iyo DDR puntland Axmed Cabdulaahi Yusuf Dowlad, wasiirka maaliyadda Puntland, Cabdulaahi Siciid Caarshe, Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Maxamed Caydiid Jaamac iyo Gudomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa booqday jidka Barakaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*