10th July 2026 admin Category :
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo magaalada Nairob loogu sameeyey rabbi ha u naxariistee Wasiirkii hore ee difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji.