26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Maaliyadda puntland oo gaary gaaray magaalada BADHAN

Wasiirka Maaliyadda Dawladda puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada BADHAN ee xarunta Gobolka sanaag.

Degmada BADHAN Wasiirka iyo waftigiisa waxaa ku soo dhoweeyay Maamulka Gobolka kan degmada, Saraakiisha qaybaha Daraawiishta iyo Boliska ee Gobolka sanaag Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolada Sanaag iyo Hay’laan Nabdoono iyo Bulshada rayadka ah qayba geeda kala duwan

Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda masuuliyiinta safarkan ku weheliyay waxaa ka mid ahaaTaliyaha Ciidamada Cashuuraha puntland Gen Cismaan Xasan cali Cuuke iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka ayaa madaxda Dawladda iyo Bulshada reer BADHAN uga mahad celiyay sida diiran ee ay usoo dhoweeyeen..

Image may contain: one or more people, car and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*