27th November 2022  admin  Category :

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.

Mudane Maxamuud Sayid Aden – Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland.

-Mudane C/qaadir Xaaji Maxamuud – Madaxweyne Kuxigeenka 2aad ee Jubbaland

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*