6th June 2023  admin  Category :

Wasiirka maaliyadda Muuse Biixi Shalay Beesha Dhulbahante ayuu caayey  oo uu  inkiray,  maanta hogaanka beesha Habar Yoonis ayuu caayey oo uu inkiray. labada goor uu caytamayey  muuqaal laga duubay  ayaa laga hayaa, markii la waydiiyey sababta uu u caayey hogaanka beesha Habar yoonis jawaabtiisii waxay noqotay waxaan dhisaynaa jid isku xira Laasqoray iyo Hargaysa.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*