26th April 2024  admin  Category :

Maamulka Jubbaland ayaa ku xiray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismayo labo ka mid ah ilaaladii Bre Hiiraale oo ay Dawladda Faderaalka Soomaaliya soo magacawday.

Ilaaladii hore ee Bare Hiiraale  oo caawa ku xiran garoonka diyaaradaha ayaa Dowladdu usoo magacowday inay Taliye iyo kuxigeen ka noqdaan Ciidanka Nabadsugida Jubbaland.

Maamulka Jubland  ayaa sheegay inay berito ay Muqdishoku celin  doonaan ninka loo soo magcaabay Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Jubbaland Cali Mire Ducaale iyo kuxigeenkiisa Maxamed Ibraahim.

Maaha markii ugu horaysay ee Mooryaan laga soo diro Muqdisho, wagtigii la dhisayey maamulka Jubbaland Mooryaanta Cirka dhulka iyo baddaba waa ku imanyeen iyaga oo laga soo diray muqdisho oo ay ujeedadoodu ahayd inay carqaladeeyaan maamulkii la dhisayey

45a6a6a

45a6a6a1

45a6a6a2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*