11th October 2024 admin Category :
Wasiirka Arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya in uu diiday jadwalkii ay u diyaarisay Puntland xilli uu shalay galab booqday waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.