28th April 2024  admin  Category :

Calooshood u shaqeeystayaal ka yimid magaalada Hargeeysa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhahar. Arrimaha noocaan ahna waxa la isku oggaa ineeysan dib uga dhicin deegaanada Warsangeli oo weliba tallaabo laga qaado kaba leefka kasta oo u shaqeeya beesha Isaaq.

Waa in aan isla fahanaa in dhammaan raga la jooga SNMta ay yihiin calooshood u shaqeeystayaal aan wax sharaf ah laheen oo marba meeshii  bariiska ay ka hellayaana aadaya, waxeeyna aheed in dadka noocaas ah lagu gubbo nolosha.

Dhammaan dadka deegaanka waxaa u taal hawl aad u culus oo ah sidii deegaanka looga sifeeyn lahaa calooshood u shaqeeystayaasha iyo cid kasta oo SNMta cadawga ah u shaqeeysa, sharafta ummaddana ma ahan mid lagu iibsan karo shilimaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*