26th July 2024  admin  Category :

Wasiirada Soomaaliya ayaa laga mamnuucay ogolaasho la’aan inay Talafishan iyo Idaacad  soo hor fariistaan oo ka hadlaan, inay Face book  iyo Twiter wax ku qoraan. Sidoo kale inaanay gabay, hees, geeraar iyo Buraanbur ayna wax ku sheegi karin oogolaansho la’aan

Sawirka Jama Deperani.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*