26th July 2024  admin  Category :

Nin Ogaadeen ah oo aan lacag kaga   qaadan lahayn Itoobiya, ayaa dawladda federaalku naga kaxaysatay

Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Taar-dhuleed, oo Weriyayaasha la hadlay wuxuu sheegay in Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka ay sameeyeen fal xadgudub ku ah jiritaanka Galmudug.

Wuxuu ku eedeeyay inay si lama filaan ah Xabsiga Galkacayo ugal baxeen Cabdikariim Qalbi-dhagax oo ka tirsanaa ONLF, kadibna ay u qaadeen Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*