26th July 2024  admin  Category :

Wasiirada iyo Madaxda cusub ee Dowlada ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia iyo Qabiilada ay kaso Jeedaan.

1. Mustafe Maxamed Omar M/Weyne
(Kusiime) Dh/buur/ Ogaden (Reer Isaq)

2. Aadan Faarax Daahir M/weyne Kuxigeen Shiniile (Ciise)

3. Bashiir Shaafi M/X/ Biyaha Fiiq/ Ogaden (Reer Amaadin)

4. Bubashir Dubad M/X/ Maaliyada Jigjiga (Abaskuul)

5. Hassan Dadhi M/X/ Madaxtooyada Jigjiga (Bartire)

6. Cabdullaahi Maxamed Muuse M/X/ Waxbarashada Doollo (Majeerteen)

7. Dr. Yuusuf Maxamed M/X/ Caafimaadka Shiniile (Ciise)

8. Dr. Abdulkadir Iman M/X/ Beeraha Af-dheer (Aw-qudub)

9. Dr. Cabdi Fataax Sheekh biixi M/X/ Hawlaha Guud Wardheer/ Ogaden (Makahiil)

10. Cabdi Raxmaan Axmed Xassan M/X/ Ganacsiga Qoraxey/ Ogaden (Reer Warfa)

11. Maxamed Fatax M/X/ ka Hor. Masiibooyinka (DPPB) Qoraxey/ Ogaden (Bahgeri)

12. Xabiib Xaaji M/X/ Qurba-Joogta Fiiq /Ogaden (Maalin-guur)

13. Guuleed Aw Cali M/X/ Warfaafinta Jigjiga (Yabare)

14. Cabdi wali Jaamac Ibraahim M/X/ Cadaalada Jigjiga (Gadabuursi)

15. Zaynab ? M/X/ Haweenka Doollo (Dhulbahante)

16. Inj. Maxamed Shaalle Isaaq M/X/ Hor. Xoolada Dhaq. Iyo Reer-Miyiga Liban (Dagoodi)

17. Cabdiraxmaan Ciid Daahir M/X/ Farsamada Gacanta Jigjiga (Isaq)

18. Axmed Deeq Maxamed M/X Waraabka Iyo Dooxooyinka Jigjiga (Geri Koombe)

19. Mubaarak Sheekh M/X/ Nabadgalyada Af-dheer/Ogaden (Cowlyahan)

20. Hassan Adan M/X/ Adeega Shacabka & Cududa Shaqaalaha Af-dheer (Gure)

21. Abdulahi Cabdi Adan Wakaalada Dhakhliga Godey/ Ogaden (Cabdalle)

22. Eng. Sacada Giire Xareed Wakaalada Jidadka Shiniile (Ciise)

23. Axmed Gedi M/X/ Shaqaalaha & Arrimaha Bulshada Shiniile (Gadsan)

24. Axmed Naaji M/X/ Sayniska iyo Tagnolojiga Jigjiga (Hawiye)

25. Ilyaas Abiib M/X/ Dhaqanka iyo Dalxiiska Jigjiga (Gabooye)

26. Lade bade M/X/ Macdanta & Tamarta Libaan (Gare)

27. Hassan Farah Ali M/X/ Dhalinyarada & Sportiga. ______________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*