28th March 2024  admin  Category :

DAAWO-Shirkii Madasha oo Maanta Arrimo Farsamo Awgood u Baaqday

Waxaa dibu dhac kuyimid shirkii madasha wadatashiga madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo maanta ka furmi lahaa magaalada Kismaayo, waxaana gaarey magaalada danjire Micheal Keating iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*