28th March 2024  admin  Category :

Khadiijo Diiriye oo ka mid ah golaha wasiirada dawladda federaalka, ayaa lagu eedeeyey ineey ku habsatay guri uu lahaa Maxamed Abshir Muuse allaha u naxariistee. Khadiijo, ayaa la sheegay in markii hore guriga ay ku dagtay kiro, balse markii danbe ayba diiday ineey bixiso kiradii taas oo markii danbe horseeday ineeyba ku habsatay gurigii. Hadaba, hadii dadkii dalka hoggaaminayey ay guryo ay dhaceeyn ay degan yihiin, dalkaas wannaag miyaa laga sugayaa?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*