20th January 2022  admin  Category :

Wasiirka Daarood ee Muqdisho joogaa  shaqadu waxay ka dhamaataa isaga oo Been abuurka Mooryaanta Muqdisho iska difaacaya. Xildhibaanaduana iyaga oo dhuumanaya oo is qarinaya cidda ay metelaan ayaa iyaguna shaqadu ka dhamaataa

Wasiirka Wasaaradda Gadiidka Iyo Duulista Hawada XFS Mohamed Abdulahi Salaat Oomaar Ayaa Yiri “Waa been abuur wararka la iga faafiyay,dilal iyo dacaayado waan rajeyneenaa mar hadii aan ka shaqeeneyno Danta Qaranka”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*