28th March 2024  admin  Category :

Askarigu shaqadiisa waxa uu ku waayey Ra’isulwasaaraha uu ka daba hadlay, Raisul wasaarihiina Khudbaddii Jimacaha  ee shalay Sheekhu ku  khubadeeyey,  ayuu intii ka daba hadlay  uu siyaasadeeyey oo ku xalaaleeyey jidka Khaldan ee Guracan ee  isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya ay wax ku hogaaminayaan

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ,  oo horay ugu bahdilay  shacabka Soomaaliyeed oo daawanaya askari Soomaaliyeed oo aan xitaa hadalkiisa si fiican loo fahmayn markii uu su’aaa waydiiyey.   ayaa maalintii shalay Khdubadii Shekha ka dib intuu istaagay faankiisii iyo khudbadihii madaxweynayaashii hore ee Ameerika iyo Koonfur Afrika ee  Keneddy iyo Mandella ee uu soo xafidi  jirin intuu turjumo halkaa ka jeediyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*