18th June 2025  admin  Category :

Kooxda Culusoow, oo Tacsi u dirtay Edgar Chagwa Lungu.

Allah ha u naxariistee kitaabkiusana Midigta ha ka siiye Maxamed Saed Morgan Qaranka Somalia waxa uu u shaqaynayey Nus Qarni ,Waxa uu na ka soo qabtay Wasiirka Gashaandhiga,Howlaha Guud , Taliyah Ciidanka,Qaybta 21 ,Qaybta 60 ,

Waxaase Nasiib Daro ah in Dowladii ay uga tacsiyadeen waydo ilaa Madaxwayne,PM,Wasiirkii Gashamdhiga, kii Howlaha guud,Taliyihii Ciidamka halka Maanta uu Culusiow uu isla Maantaba Siyaasi Ku dhintay wadan African uu La Baroortay.

Dowlada Culusoow waa Dowladii ugu horaysay oo aan Wasiir shaqa soo qabtay aan xusin,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*