26th July 2024  admin  Category :

Hambalyo  Wasiir Jamaal  oo ku guuleystay Kursi Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku guuleystay Kursi Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Doorasho goor dhow ka dhacday magaalada Garowe ayuu Wasiir Jamaal ku guuleystay 49 cod ka mid ah 51 Ergo ee dooraneysay Kursiga uu u tartamayay.

Musharaxa la tartamayay Maxamuud C/llaahi Maxamed ayaa wax cod ah helin, iyadoo uu xumaaday labo cod.

 

https://allsanaag.com/19972-2/

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*