26th July 2024  admin  Category :

Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo fahmaya qurbo joogta u soo shaqo tagta dalka Soomaaliya iyo dhibka ay dabada ku wataan. Waxaa la ogaaday in dadka qurba joogta ah ay dalka u soo shaqa taggaan xilliyada ay doorashooyinka soo dhawyihiin, waxeeyna isku soo sharaxaan madaxtinimada heer maamul goboleed iyo mid federaal, iyagoona urarsanaya wixii lacag ah ee ay helli karaan.

Hadaba, qofka qurba joogta ah ayaan waxba kalla socon nolosha dhabta ah ee dalka ka jirta, sidaa darteed, waxaa lagama maarmaan ah in talada dalka loo dhiibo dadka dalka joogay, laakiin qof marka xilka uu ka dhamaado diyaarada sii raacaya ayaa dadka ay isla arkeen. Hadaba, waxaa magaalada Boosaaso lagu qabtay kullan arrintaas ku saabsan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*