7th May 2024  admin  Category :

Wasiirka Arimaha gudaha oo lagu eedeeyey inuu degan yahay Guri uu bililiqaystay sida in bdan oo ka mid ah beeshiisa 1991

Agoonta ilma Axmed Daahir ayaa dacwad horay uga gudbisay Gurri ay lahaayeen oo uu xoog ku degan yahay Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax.

NInkii xooga ku haystay Guriga uuna lahayn ayaa hadda waxa loo magcaabay Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya oo la shaqayn doona wasiirka caddaladda oo hadda la magcaabay oo markuu alshabaaka ahaa ku howl geli jiray magaca ABU JIHAAD

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*