19th May 2024  admin  Category :

Jigjiga: Seddex xubnood oo ka mid ah ururka ONLF ayaa lagu xiray magaalada Qabridahare.  Afhayeenka ONLF ,Cadaani Ciilmooge, ayaa sheegay in aysan garaneen illaa iyo hada sababta loo xiray xubnahaas. Si kastaba ha ahaatee, dalka Itoobiya ayaa ah meel la is caburiyo.

Kismaayo: Booliiska Jubaland ayaa gacanta ku soo dhigay labba haween ah oo ku eedeeysan ineey xaddeen wiil. Haweenkan ayaa waxaa adeegsanayey shabakad ka ganacsata carruurta, waxaana loo ballan qaaday in la siinayo shan kun oo doolar hadii ay hawsha sida ay tahay u soo fulliyaan. Hadaba, sideey ayeey wax u dhaceeyn?

Muqdisho: Haweeneey sheegatay ineey tahay madaxweeynaha Jubaland ayaa sheegtay in laga celiyey Garoonka Aadan Cadde, iyada oo ku sii jeeda magaalada Garbahaareey. Hadaba, haweeneeydan yaa u doortay madaxweeynaha Jubaland?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*