29th March 2024  admin  Category :

Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland, ayaa sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata ay mas’uuliyadeeda qaadan doonto Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*