27th July 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah taliyayaasha ciidamada maamulka Hargeeysa loona yaqaano Nuux Taani ayaa sheegay in gobolka kalliya ee aan wax deeq ah soo gaarsiin uu yahay gobolka Sanaag, isagoona farta ku fiiqay in gobolkaas uu ka soo jeedo wasiirkooda gaashaandhiga Ciise Xawar.

Dadka gobolka Sanaag waa dad wax la dhistay maamulka Puntland sannadkii 1998dii, sidaas awgeedna suurta gal ma noqoneeyso ineey taageero siiyaan qooleeysato ku soo duushay gobolka Sool.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*