
14th July 2025 admin Category :
Ganacsade ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaa sheegay inuu 100 milyan ku maalgashanyo Isaaqland.
Wasiirka maalgashiga Isaaqland Siciid Maxamed Buraale, oo ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaa ku koray degmada Berbera, oo aan isagu weligiis arag degaanada beeshiisu degto, halka ganacsade Cismaan Soomaali oo sheegay inuu maal gashanyo meel aan lacag iyo dadba joogin uu isaguna ka soo jeedo isla beeshaas, kuna koray Sacuudiga.