26th July 2024  admin  Category :

Maamulka Dhahar, Heylaan oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in cannaasiir laga soo diray Hargeeysa ay yimaadeen deegaanka, waxeeyna sheegeen in warkaas uu yahay mid aan waxba ka jirin. Dadka gobolka Sanaag iyo Haylaan ayaa ah dad fahansan waxa ay ku fakarayaan cadawga SNMta.

Inta badan beesha Isaaq, oo ah beel tiro yar (minority) ayaa waxeey soo adeegsataa dad u dhashay deegaanada si damacooda uu u shaqeeyo, balse dadka deegaanadaas ayaa ah kuwo ka dharagsan damacaas guracan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*