26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug halkaas oo uu uga qayb galayo shirka Dawlad goboleedyada Dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*