26th July 2024  admin  Category :

Weriyaasha Muqdisho, kooxda Dawladda Qadar taageerta ayaa  isu soo bax ay u ilmaynayaan Jamal Kashoggi ka sameeyey Muqdisho

Koox Wariyeyaal oo ka howlgala magaalada Muqdisho, ahna kooxda taageersan dawladda Qdarayaa banaan bax  si ay is-garab taag iyo tiiraanyo ugu muujiyaan Wariye Jamal Kashoggi oo bishii hore lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ku leeyahay Istanbul ee dalka Turkiga oo ay xulufo yihiin dawladda Qadar

Waa Wax aad U fiican In dulmi kastaa laga dhiidhiyaa Waana waajib Qof kastaa ka-saaran meel kastuu joogo , Waxaase kasii fiican In laga sii dhiidhiyo dulmiga Ka jira isla gudaha magaalada Muqdisho  , waana In lagu mudaharaadaa kuwa Shacabka gawaarida waaweyn kulaaya si kibir Ah ,marna Xabadda is kala dhaca Dad aan waxba gallabsan, Kuwii shabaabka  ladagaalama  lagu yiri hadana  hubka iyo Baatroolka  ka kasii iibinaya  oo waliba tababarid Ciidan ugusii deeqa , ee ka haya Muqdiaho Howl aan aheyn tii Loo igmaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*