25th October 2024  admin  Category :

Wareysi: Sidee u dhacday doorashadii maanta ee Puntland

Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa maanta ka dhacay degmooyinka maamulka Puntland marka laga reebo saddex degmo oo doorashadooda la hakiyey Dadkii soo kormeeray doorashada waxaa ka mid ahaa Ismaaciil Cali Maxamed oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Wareysi: Sidee u dhacday doorashadii maanta ee Puntland? by VOA The code has been copied to your clipboard.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*