25th October 2024  admin  Category :

Iyadoo heer bilow ah ay mareyso doorashadii xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa durba soo baxaya eedeymo ay beelaha qaar iyo musharixiinta xildhibanaanimadu u jeedinayaan gudiyada heer maamul goboleed ee doorashada.

Gudoomiyaha gudiga doorashada heer federal Mohamed Hassan Mohamed Ciro ayaa ugu baaqey in qof walba oo cabasho qaba uu maro nidaamka saxda ah oo uusan warbaahinta uun ka dacwoon.

Falastin Ahmed Iman ayaa weydiisey gudoomiyaha bal hadii ay cabashooyinkan soo gaareen iyo waxa ay ka qabanayaan cabashada?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*