29th January 2023  admin  Category :

Warbixin ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay saraakiishii ka tirsanaa booliska

Qarax uu gaystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay saldhigga degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, waxaana dadkii ku qaraxaas lagu dilay ka mid ahaa taliyihii saldhigga Allaha u naxariistee gaashaanle Axmed Shiikh Cabdullaahi Baashane.

Sidoo kale waxaa qaraxan ku geeriyooday Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid Maxamud Cageey iyo dad rayid ah, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*