31st January 2023  admin  Category :

Taliska Booliska oo shaaciye magacyada saraakiishii dhaawaca iyo dhimashada ka soo gaaray weerarkii ismiidaaminta saldhiga Wabaari.

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay Afaafka hore ee saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho.

Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ka agdhaw saldhigga ayaa waxaa ka dhashay khasaare kale duwan .

Inta la xaqiijiyay seddax qof ayaa ku geriyootay qaraxa , kuwaas oo uu ku jiro Taliyihii Saldhigga Waaberi Axmed baashane .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*