28th March 2024  admin  Category :

Waraysi Guurti Siciid Maxamuud Ismaciil, oo ka mid ah Guurtida gobolka Sanaag

2 thoughts on “Waraysi Guurti Siciid Maxamuud Ismaciil

  1. Hassan Hussein

    Afarta nin ee wada sawarini, waa ragii SNM-ta wax walba ku kaalmeeyey. Suldaan Siciid Abdisalam waa ninkii BBC-da soo wici jirey oo odhan jirey SNM xubno hagoogu darto,golayaasha beenta ku dhisan, Siciid Bidaar waa wakiilka Ceerigaabo u fadhiya Suldaan Siciid, Gacmayare iyo Siciid Daandheer Waxay Ceerigaabo u joogaan waa Qayilaad , maskax kale ma jirto,Allow sahal.

    Reply
  2. Oday

    Beesha Nuux Cumar, ha ogaato iyagaa abeeso korsaday oo iidoor keenay deegaankooda in lagu xidho oo guryohooda lagu xidho oo inta kala ordaan ay hadda Badhan hiil u doontaan oo yiraahdaan war tol baan rabnaa waa nabsi iyo inkaar hal mar ku wada dhacday.
    Weli waxan xasuustaa markii lagu yiri war dadkaan aad yune, keeneysaan naga daaya oo ay ku jawaabeen anagaa wadana oo waa la shaqeyneynaa.
    Hada ayey indhaha kala fureen oo la ogaaday waxa iidoor doonaayo

    Reply

Leave a Reply to Oday Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*