26th July 2024  admin  Category :

Jaaliyadda reer Maakhir ee Toronto, ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay go’aan ku gaareen in Lacag ay horay ugu ururiyeen  Dekadda Laasqoray oo gaaraysa $ 30,000 inay ugu deeqaan Jidka Barakaysan Ceel daahir Ceerigaabo.

Warkan oo tafatiran kulanka danbe ee  ay  jaaliyaddu ku balan san tahay ayaan idiin soo gudbinaynaa

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*