25th October 2024  admin  Category :

Haddii aad arki jirteen Dhalinyarad ka soo jooda Boqortooyinka Carbeed oo xoolihii Umadda ku tumanaysa, Prince Cabdirashiid oo ka soo jeeda Qoyska Saladada Maakhir Mushahaarkiisii ayaa ka jaray Laba kun iyo shan boqol oo doolar oo ugu deeqay Jidka Ceel Daahir, Difaaca degaanada Maakhir waa ninka ugu horeeya.

 

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Puntland  Pribe Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Garaad Cawl, ayaa lacag dhan $2,500 oo dolar kaga qayb-qaatay dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.

Waxa uu ku wareejiyey lacagtaasi Gudiga Wadada Ceeldaahir – Ceerigaabo, kabid munaasibad qado sharaf ah oo ka qabsoontay hoolka shirarka Dayax ee demada Badhan.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*