2nd February 2025 admin Category :
Walaalaha Somaliland ” Ma Warsangeli iyo Dhulbahante oo ku dulman waqooyiga Soomaaliyaa mise waa kool koolintii ay siyasiyiinta koonfurta Soomaaliya ay kool koolin jireen jabhadda SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin oo sheegta in Soomaali inteeda kale ka go’een.